Madaxtooyada
Madaxweynaha JFS oo Billad sharafyo guddoonsiiyay Xulka Qaranka 17 jirrada ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka xulka 17 jirrada ah ee ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa saaka ka dhacay bar Koontorool oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin...
Madaxtooyada Somaliya oo ka war ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho...
Maxaa ka soo baxay kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Wasiirka Difaaca dalka...
Muqdusho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Difaaca Boqortooyada Ingiriiska Mudane Ben Wallace oo uu...
Shirka u dhaxeeya Madaxweyne Farmaajo & Madaxda Dowlad goboleedyada oo maalintii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Maalintii Labaad waxaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya ka socda Shir u dhaxeeya madaxweynaha JF Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleeyada dalka iyo...









