Sunday, July 26, 2026
25.9 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Taliyihii ciidanka Booliska Somaliland oo Caawa Hargeysa ku geeriyooday

Hargeysa (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa magaalada Hargeysa ku geeriyooday, Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland, General Cabdillaahi Fadal Iimaan. Taliyaha oo maalmihii la...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Puntland ay ka laabtay kiiskii...

Qardho (Halqaran.com) - In ka badan 20 Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa kulan kula qaatay Degmada Qardho Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni. Xildhibaanadan...
Ahmed Mohamed

Daawo Sawirro: Ciidanka Xoogga dalka oo Gurmadkii ugu horreeyay la gaarsiiyay...

Baledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka oo u istaagay ka qayb qaadasha gurmadka loo fidinayo shacabka ku barakacay fatahadaha Magaalada Baledweyne ayaa gelinkii dambe...
Editor

SAWIRO: Golaha Wasiirada oo Ansixiyay miisaaniyadda DFS ee Sanadka 2020-ka

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha wasiirrada ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sannadka 2020 oo dhan $469.5...
Weriye Ahmed Abdi

Deeq horudhac ah oo gelintii dambe maanta la gaarsiiyay degmada Bardaale

Bardaale (Halqaran.com) - Guddiga gurmadka Fatahadyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gelinkii dembe khamiistii maanta lagu wareejiyay deeq ka timid wasaaradda gargaarka maareynta...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Ururka Daacish oo ku dhawaaqay hoggaamiye cusub, kaddib dilkii Al-Baghdadi

Syria (Halqaran.com) - Ururka ISIS oo ku magac dheer Daacish ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Abu Bakr Al-Baghdadi oo dhawaan Ciidanka Mareykanka...