Tuesday, June 2, 2026
28.1 C
Mogadishu

UPDATE: Ururka Daacish oo ku dhawaaqay hoggaamiye cusub, kaddib dilkii Al-Baghdadi

Syria (Halqaran.com) – Ururka ISIS oo ku magac dheer Daacish ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Abu Bakr Al-Baghdadi oo dhawaan Ciidanka Mareykanka ay sheegeen in ay ku dileen howlgal qorsheysan oo ka dhacay Suuriya.

Sidoo kale, ururka Daacish ayaa ku dhawaaqday qofkii badali lahaa Baqdaadi oo lagu Magacaabo Abu Ibrahim Al-Hashimi Al-Qurayshi.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa 27-dii Bishaan ku dhawaaqay in hogaamiyihii ururka ISIS, Abu Bakr al-Baghdadi, lagu dilay weerar milatariga Mareykanku ka fuliyay Sabtidii  Gudaha Syria.

Hoggaamiyihii Ururka ISIS Abu Bakr al-Baghdadi, ayaa noqday ninkii loogu doon doonista badnaa dunida.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...