Ururka Daacish
Amiirkii Daacish, Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi oo la dilay
Syria (Halqaran.com) - Ururka Daacish ayaa xaqiijiyay in la dilay Hoggaamiyahoodii Abu al-Hassan al-Hashimi al-Qurayshi.
Afhayeenka Daacish, Abu Umar al-Muhajir ayaa cod uu soo duubay...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalka dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Ururka Daacish
Boosaaso (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in maanta markale uu dagaal ku dhexmaray deegaanka Timirshe oo ka tirsan degmada Isku-shuban...
UPDATE: Ururka Daacish oo ku dhawaaqay hoggaamiye cusub, kaddib dilkii Al-Baghdadi
Syria (Halqaran.com) - Ururka ISIS oo ku magac dheer Daacish ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida Abu Bakr Al-Baghdadi oo dhawaan Ciidanka Mareykanka...






