Wednesday, June 17, 2026
27.4 C
Mogadishu

Deeq horudhac ah oo gelintii dambe maanta la gaarsiiyay degmada Bardaale

Bardaale (Halqaran.com) – Guddiga gurmadka Fatahadyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gelinkii dembe khamiistii maanta lagu wareejiyay deeq ka timid wasaaradda gargaarka maareynta iyo masiibooyinka Dowladda Fedaralka Soomaaliya.

Deeqdaan ayaa isugu jirtay marakaneeco, teendhooyin,iyo Malmalaato.

Mas’uuliyiinta Koonfur Galbeed ayaa sheegay in deeqdaan loogu tala galey in la gaarsiiyo shacabka degmada Bardaale oo daadad kusoo rogmadeen.

Guddomiyaha Guddiga Gurmadka Fatahadyada Koonfur Galbeed ahna wasiirka gar gaarka maareynta iyo Masiibooyinka Dowlad Goboleedka KGS Cabdinaasir Cabdi Caruush ayaa sheegay in maanta degmada Bardaale ay geeyen deeq hordhac ah oo isugu jira daawooyin iyo raashin.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...