degmada Bardaale
Wasiirro ka socda XF Soomaaliya oo gaaray Degmada Bardaale
Bardaale (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa waxaa ay maanta gaareen degmada Bardaale ee gobolka...
AKHRISO: AMISOM oo qirtay in ciidamada Itoobiya ay soo rideen diyaaraddii...
Bardaale (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom, qoraal ka soo baxay ayaa looga hadlay baaritaanada ku saabsan diyaarad Ciidamada Itoobiya ay ku soo...
UPDATE: Doorashada Golaha deegaanka Diinsoor ee Koonfur Galbeed oo maanta la...
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda arrimaha gudaha dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa muddooyinkan dambe waxaa ay ku howlaneed dhisida...
VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna...
https://youtu.be/OntsPDm9p6M
Bardaale (Halqaran.com)- Ra'iisul Wasaraha Xakuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan cali kheyre oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay Fatahaaduhu saameeyeen asaga...
Deeq horudhac ah oo gelintii dambe maanta la gaarsiiyay degmada Bardaale
Bardaale (Halqaran.com) - Guddiga gurmadka Fatahadyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gelinkii dembe khamiistii maanta lagu wareejiyay deeq ka timid wasaaradda gargaarka maareynta...
DEG DEG: Fatahaad Xoogan Oo Ka Bilowdey Degmada Bardaale Ee Gobolka...
Berdaale (Halqaran.com) - Degmada Berdaale ee gobalka bay ayaa waxaa lagu soo warameyaa In Ceelalkii iyo Warooyinkii Degmada Ay soo Fataheen,
Bulshada Ku nool Degmada...









