Monday, May 25, 2026
26.6 C
Mogadishu

DEG DEG: Fatahaad Xoogan Oo Ka Bilowdey Degmada Bardaale Ee Gobolka Baay +(SAWIRRO)

Berdaale (Halqaran.com) – Degmada Berdaale ee gobalka bay ayaa waxaa lagu soo warameyaa In Ceelalkii iyo Warooyinkii Degmada Ay soo Fataheen,

Bulshada Ku nool Degmada Berdaale bayeed ayaa Sheegey In Guriyahoodi ay ka carareen Cagabkii wax lagu Karsanaayey iyo Raashinkii ay isticimaalaayen ay daadka Qaadeen, Goobaha ganacsiga Xarumaha caafimaadka Waxbarshada ayaa gebi ahaanba Xiran,

Qaar kamid ah bulshada Degmada Berdaale ee gobalka bay oo aan Qadka Telfoonka kula xariirney ayaa inoo Xaqiijiyey In Degmada Fatahaad Hoogan ka dilaacey Waxeyna tilmaameeen In guriyahoodi ay ka qaxeen Fathaadka Awgii.

Ilaa iyo hada lama oga Khasaaraha rasmiga ah Ee uu Geystey Fatahaadkan in kastoo Bulshada Degmada ay sheegeen In uu burburiyey Guriyaal.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...