gobolka Baay
Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay
Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...
Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...
Al-Shabaab oo weerar Khasaare geystay ku qaaday deegaanka Goofgaduud ee gobolka...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar isugu jiray qarax Ismiidamin iyo dagaal toos ah oo Al-Shabaab ay ku qaadeen Xero...
Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay
Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Daynuunaay, kaddib markii weerar culus...
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu dilay Diinsoor & Wararkii ugu...
Diinsoor (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay, ayaa sheegaya, in xubno ka tirsanaa ururka Al-Shabaab lagu dilay dagaal ka dhacay duleedka degmada...
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Al-Shabaab...
Awdiinel (Halqaran.com) – Taliska Ciidanka Ciidanka dalka Soomaaliyeed ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaal ay Ciidanka xoogga dalka Al-Shabaab kula galeen deegaanka Awdiinle oo qiyaastii...









