Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

gobolka Baay

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...

Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii ugu…

Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Duuliye

VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna...

https://youtu.be/OntsPDm9p6M Bardaale (Halqaran.com)- Ra'iisul Wasaraha Xakuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan cali kheyre oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay Fatahaaduhu saameeyeen asaga...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray degmada Bardaale G/Baay

Bardaale (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay. Wafdiga Madaxweynaha Koonfur...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay duqeymo culus oo ka dhacay gobollada Baay iyo...

Jubbada Dhexe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Gobolada Baay iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhaceen...
Bulle

DEG DEG: Fatahaad Xoogan Oo Ka Bilowdey Degmada Bardaale Ee Gobolka...

Berdaale (Halqaran.com) - Degmada Berdaale ee gobalka bay ayaa waxaa lagu soo warameyaa In Ceelalkii iyo Warooyinkii Degmada Ay soo Fataheen, Bulshada Ku nool Degmada...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Koonfur Galbeed oo Al-Shabaab kala wareegay deegaanno ka tirsan Gobolka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Hawlgal qorsheysan oo ay sameeyeen Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxaa u suuragashay in Shabaab ay kala wareegaan deegaano ka tirsan...