Tuesday, May 26, 2026
28.1 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray degmada Bardaale G/Baay

Bardaale (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay.

Wafdiga Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee gaaray Magaalada Bardaale ayaa qiimeyn ku sameynaya xaalada Degmadaasi, kadib markii daadad ay ku soo rogmadeen.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre uu safar ku tagayo Magaalada Bardaale ee gobolka Baay.

Ammaanka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay ayaa si wayn loo adkeeyay, waxaana amniga sugaya ciidamo Koofi cas ah iyo Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...