Madaxweynaha Koonfur galbeed
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo dib ugu noqday Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) oo Safar Maalmo qaatay ugu maqnaa Dalka Turkey ayaa maanta dib ugu...
Madaxweynaha K/Galbeed oo maanta soo gaaray Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa loogu so dhoweeyey Magaalada Muqdisho.
Mr. Laftagareen ayaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay.
Madaxweyne...
Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku noqday, kana hadlay…
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta dib ugu noqday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay.
Laftagareen ayaa...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga doorashada Heer Dowlad goboleed +(Akhriso)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddiga maamulka Doorashooyinka heer dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed.
Xubnaha Guddiga oo...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ciidanka xoogga dalka kala hadlay dagaalka ...
Bakool (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab ee gobalka Bakool la qaatey...









