Friday, April 17, 2026
28.8 C
Mogadishu

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga doorashada Heer Dowlad goboleed +(Akhriso)

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddiga maamulka Doorashooyinka heer dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed.

Xubnaha Guddiga oo ka kooban 8-da xubnood ayaa waxaa ku jira Saddex Haween ah, xilli dhowr jeer Haweenka Soomaaliyeed ay ka cawdeen inaan door laga siin Guddiyada doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.

Guddigaan ayaa waxaa lagu biirin doonaa Saddex Xubnood oo ka imaanaya dhanka Dowladda Federaalka Soomaaliya sida ku cad heshiiskii doorashada ay gaareen Madaxweyne Farmaajo, Madaxda Dowlad Goboleedyada & Gobolka Banaadir si ay uga wada shaqeeyaan doorashooyinka Xubnaha labada Aqal ee ka imaanaya dhinaca Maamulka Koonfur Galbeed.

Haddaba halka hoose ka akhriso Magacaabista:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...