Sunday, June 21, 2026
25.3 C
Mogadishu

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa goordhow soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoona si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Lafta-gareen oo maalmihii dambe ku sugnaa dalka Turkiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiiro,Xildhibaano, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa caasimadda u yimid ka qeyb galka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo kaas oo ka dhacaya Teendhada Afisyooni oo looga hadlayo qilaafka ka taagan doorashada dalka.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...