Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

gobolka Baay

Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Dagaalka oo u dhaxeeyay Ciidamada DF Soomaaliya iyo kuwa Koonfur Galbeed oo dhinac ah iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka dhacay...

Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii ugu…

Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xooggan oo dhexmaray Al-Shabaab iyo Ciidanka Milatariga...

G/Baay (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Baay, ayaa sheegaya, in maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ay dagaal xooggan ciidanka Militariga Itoobiya kula galeen waddada...
Ahmed Mohamed

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Baay

Diinsoor (Halqaran.com) - Qarax khasaare geystay ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, sida ay Halqaran.com u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Wararka...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: AMISOM oo qirtay in ciidamada Itoobiya ay soo rideen diyaaraddii...

Bardaale (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom, qoraal ka soo baxay ayaa looga hadlay baaritaanada ku saabsan diyaarad Ciidamada Itoobiya ay ku soo...
Ahmed Mohamed

Xafiis cusub oo bixin doona Baasaboorka Soomaaliya oo laga furay Diinsoor...

Diinsoor (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta xariga ka jaray Xafiiska Bixinta Baasaboorka ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Laftagareen oo maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee maamulka...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta...
Ahmed Mohamed

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay degmada Diinsoor & Wararkii ugu...

Diinsoor (Halqaran.com) – Dagaal maanta ka dhacay Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa la soo sheegaya in khasaaro dhimasho iyo dhaawacba uu ka...