Koonfur Galbeed Soomaaliya
DHAGEYSO: Madaxweyne Laftagareen oo war ka soo saaray weerarradii dhawaan ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay weerarradii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaannada Koonfur...
Maamulka K/Galbeed Somaliya oo hakiyay gaadiidka ka yimaada magaalada Muqdisho +(AKHRISO)
Baydhabo (Halqaran.com) - Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa soo saaray go’aan ay ku doonayaan in ay ku hakiyaan gaadiidka dadweynaha ee ka soo baxa...
DAAWO SAWIRRO: RW Xasan Cali Kheyre oo maanta xariga ka jaray...
Baraawe (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre oo socdaal shaqo kusoo gaaray caasimadda dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed ayaa xarigga ka...
Deeq horudhac ah oo gelintii dambe maanta la gaarsiiyay degmada Bardaale
Bardaale (Halqaran.com) - Guddiga gurmadka Fatahadyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gelinkii dembe khamiistii maanta lagu wareejiyay deeq ka timid wasaaradda gargaarka maareynta...
Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Somaliya oo Balanqaad Usameysey Dhallinyarada
Baydhabo (Halqaran.com) - Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha DGKGS ayaa Waxaa Ay kormeero Kala duwan Ay ku sameeysay Xaruumo lagu hergelinyey Magaaladda Baydhabo.
Xaruumahan oo Ay...
UPDATE: Koonfur Galbeed oo isbaddel ku sameysay maamulkii ka jiray magaalada...
Baydhabo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa isbedel ku sameeyay Maamulkii Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo mid cusubna uu u soo magacaabay...









