Saturday, April 18, 2026
28.7 C
Mogadishu

UPDATE: Koonfur Galbeed oo isbaddel ku sameysay maamulkii ka jiray magaalada Baydhabo (Maxaa cusub?)

Magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Koonfur Galbeed.

Baydhabo (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa isbedel ku sameeyay Maamulkii Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, iyadoo mid cusubna uu u soo magacaabay magaaladaasi.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed, Maxamed Abuukar Cabdi ayaa wareegto uu maanta soo saaray ku magacaabay Maamulka cusub ee Baydhabo.

Wasiirka ayaa magacaabay Gudoomiyaha Degmada, Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga, Gudoomiye Ku-xigeenka Maaliyadda, Gudoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Xoghayaha Dowladda Hoose.

Halka Hoose ka Akhriso wareegtada Wasiirka:

 

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...