Wednesday, June 3, 2026
28.3 C
Mogadishu

Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Farmaajo New York kula yeeshay Xoghayaha Q.M Guterres?

Madaxweyne Farmaajo iyo Antonio Gutteres

New York (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wadahaddalo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada New York Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mudane Antonio Gutteres.

“Qaramada Midoobay waxay kaalin mug leh ka qaadaneysaa dhismaha iyo xoojinta ee hay’adaha dowladda, waxaana rajaynaynaa in wada shaqeyntaas lasii dardargeliyo”. sidaas waxaa yiri Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ayaa ka qeyb galaya shirka guud ee golaha Qaramada Midoobe waxaa uu Yew York kulamo kala duwan kula qaatay qaar kamid ah Madaxda dalalka Caalamka ee ka qeyb galaya shirkaas.

Khamiistii Maanta ayuu Madaxweyne Farmaajo khudbad ka jeediin doona shirka Qaramada Midoobe taas oo uu kaga hadlayo arrimaha dalka.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...