Saturday, April 18, 2026
28.7 C
Mogadishu

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha Koonfur Galbeed Somaliya oo Balanqaad Usameysey Dhallinyarada

Baydhabo (Halqaran.com) – Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha DGKGS ayaa Waxaa Ay kormeero Kala duwan Ay ku sameeysay Xaruumo lagu hergelinyey Magaaladda Baydhabo.

Xaruumahan oo Ay heergelisay Wasaaradaa ayaa waxaa looga taragalay in wax lagu baro Dadka xirfadleeyda ah oo farsamo kala duwan lagu baraayo si ay uga shaqeystaan, waxaana kamid ah koronta, xarqaanka, ilaansaarka kumbiyuutirka, Alxanka iyo waxayaabo kale oo lagu kordhinaayo aqoontooda si ay marka dhameystaan Ay uga shaqeeysanlahaayeen waxaan Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Ay uga gonleedahay sidii Ay uga abuurilaheyd shaqo Dhalinyarada kunool Deegaanada KGS.

Wasiir Feysal Cabdullaahi ayaa dhalinyarada Ku booriyay in ay ka faa’ideyataan fursadan si Ay u maareeyaan naftooda ,Qoyskooda iyo Hormarka Deegaanada KGS Ay uga Qeeybqaadanlahaayeen.

Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha KGS ayaa Maalmahaan ku howlanaa sidii sare loogu Qaadilahaa xirfidlayda Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii loo baabi’in lahaa shaqa yarida ka jirta Deegaanada KGS.

Sidoo kale Wasaaradda ayaa wado dadaalo lagu Hormarinaayo Dhalinyarada Ay kuhabsatey Shaqala’aanta Soomaaliya Gaar ahaan KGS.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...