Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta ee golaha wasiirrada ee maamulka...
Kismsaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka Golaha wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay...
Madaxweynihii hore ee DDS oo markale Maxkamad la soo taagay
Addis-Ababa (Halqaran.com) –Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar ayaa markale waxaa la soo taagay Maxkamada ku taalla Magaalada Addis-Ababa ee...
Maxkamadda ICJ oo soo saartay digniin ku saabsan kiiska badda Soomaaliya
The Hague (Halqaran.com) – Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ oo ay taalo dacwad u dhaxeyso Dowladaha dariska ah ee Kenya iyo Soomaaliya ayaa soo saartay...
DAAWO SAWIRRO: Madaxweynaha Puntland & Wafdi uu horkacayo oo maanta si...
Dhahar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka kooban labada gole ayaa Khamiista maanta siweyn...
XOG XASAASI: Muxuu Shariif Sheekh Axmed kaga jawaabay codsigii uga yimid...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa khadka teleefanka kula hadlay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, isagoona ka...
DHAGEYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo arrin aad u muhiim ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Fatahaada Webiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne.
CCW ayaa waxa uu...







