Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Xisbiga Wadajir CCW oo arrin aad u muhiim ah sameeyay

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, guddoomiyaha Xisbiga Wadajir ayaa waxa uu ka hadlay Xaaladda Fatahaada Webiga Shabeelle ee Magaalada Baledweyne.

CCW ayaa waxa uu sheegay in Xisbiga Wadjir inay ku yabooheen, maro kaneecooyin iyo agabyo kale.

Sidoo kale, guddoomiyaha xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waxa uu umahad celiyey, dadka ku dhaqan Puntland Dedaalkooda Gurmadkooda ah.

Guud ahaan gobollada dalka ayaa waxaa ka soconaya Gurmad kala duwan oo lagu caawinayo dadka ay daadadka ku rogmadeen ee Baledweyne.

Halka hoose ka dhageyso Codka CCW:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...