Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
UPDATE: Odayaasha dhaqanka Galmudug oo ku dhawaaqay go’aamo culus (Maxaa cusub?)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad...
XOG XASAASI: Xildhibaan kashifay in wax shaqo ah ka soconin xarunta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sheegay in xarunta Golaha Shacabka aysan ka socon wax...
Danjireyaasha Jarmalka iyo Sweden Iyo Villa Somaliya oo Kulamay
Muqadisho(Halqaran.com)-Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) iyo Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dr.Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo kulammo gaar gaar ah la...
DFS Oo Gurmadkii Ugu Ballaarnaa Geyneysa Magaalada Baladweyne
Muqdisho(Halqaran.com)-Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa...
Xasan Cali Khayre oo Fariin u Diray Beesha Caalamka
Muqdisho(Halqaran.com)-Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa beesha caalamka ugu baaqay in si deg deg ah ay uga qayb qaataan dadaallada loogu gurmanayo deegaannada...
DFS oo Gargaar u Dirtay Dadka ay Saameeyeen Fatahaadaha
Muqdisho(Halqaran.com)-Dawladda Soomaaliya ayaa maanta gargaar waxa ay gaarsiisay dadkii ay saameeyeen Fatahaadaha Biyaha ka jira qaybo ka mid ah gobolada Hiiraan iyo Baay.
Labo Diyaaradood...







