Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

UPDATE: Odayaasha dhaqanka Galmudug oo ku dhawaaqay go’aamo culus (Maxaa cusub?)

Odayaasha dhaqanka ee Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug ayaa sheegay in marnaba aysan aqbali doonin in Xildhibaanada 89 mudane tiradooda intaasi laga badiyo, iyagoona wacad Ku maray in cidii arintaasi Ku dhaqaaqda tilaabo cad ah ay ka qaadi doonaan.

Sidoo kale, odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa ku dhawaaqay haddii Ahlusunna la siiyo 35 Xildhibaan in aysan ka qeyb gali doonin dhismaha maamulka Galmudug.

Odayaasha saxiixayaasha ee Galmudug, ayaa tilmaamay in dhawaan ay dhisi doonaan xubnaha Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka maamulka Galmudug.

Haddaba hoos ka akhriso go’aanka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...