Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Tahriibayaal laga soo bad-baadinayay xeebaha Liibiya oo la rasaaseeyay
Libya (Halqaran.com) - Sea-Eye oo ah Hay’ada aan dowliga ahayn ee Jarmalka ayaa sheegtay dooni ay saaran yihiin saaran Shaqaallaha Hay’adda rasaas lagu furay, xilli...
Madaxweyne Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray dhiggiisa Turkiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah oo ku aaddan maalinta Jamhuuriyadda dalka Turkiga waxa uu u...
DAAWO SAWIRRO: Fannaan Caan ah oo shaaciyay inuu gabi ahaan isaga...
Baydhabo (Halqaran.com) - Fannaanka Caanka ah Maxamed Axmed Qoomaal oo iminka ku sugan dhulka barakaysan ee Makkah, isla markaana gudanaya Wajibaadka Alle ayaa mar...
SAWIRO-Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya Oo Maanta Ka Qeyb Galey Xuska 29-ka October...
Mugdisho (halqaran.com)-
Xarunta Safaaradda Walaalaha Turkiga ee Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho ayaa gelinkii dambe ee maanta waxaa lagu qabtay Xuska 29-ka October oo ah maalinta...
Duufaan ku soo wajahan Gobollo dhawr ah oo Katirsan Puntland
Puntland(Haqaran.com)-Wasaaradda arrimaha gudaha ee maamulka Puntland ayaa maanta soo saartay digniin ku socota dadka degan dhanka xeebaha oo la sheegay in ay ku soo...
RW Kheyre Oo Safiirka Sweden Ee Somalia Kala Hadlay Arrimo Kala...
Muqdisho(Halqaran.com)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan...







