Saturday, January 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

DEG DEG: Taliyihii ciidanka Booliska Somaliland oo Caawa Hargeysa ku geeriyooday

General Cabdillaahi Fadal Iimaan

Hargeysa (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow caawa magaalada Hargeysa ku geeriyooday, Allaha u naxariistee Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland, General Cabdillaahi Fadal Iimaan.

Taliyaha oo maalmihii la soo dhaafay ku xanuunsanaayay Magaalada Hargeysa ayaa caawa ku geeriyooday Isbitaalka International ee Magaalada Hargeysa.

Madaxda Somaliland ayaa ka tacsiyadeeyay geerida naxdinta leh ee ku timid Genaral Cabdillaahi Fadal Iimaan, Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland.

General Cabdillaahi Fadal Iimaan ayaa waxaa maalinta berrito lagu wadaa in lagu aaso Deegaanada Somaliland, waxaana aaskiisa la fillayaa in ay ka qaybgalaan Madaxda Somaliland ugu sareysa.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...