26.6 C
Mogadishu
Tuesday, May 30, 2023

Tag: Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland oo Mooshin gudbiyay

Hargeysa (Halqaran.com) – Illaa iyo 26 xildhibaan oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland ayaa shirgudoonka golaha wakiilada u gudbiyey mooshin. Mooshinkan ayaa ku saabsan in...

Madaxweynaha Somaliland oo xil ka qaadis ku sameeyay qaar ka mid ah golihiisa wasiirrada

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa  wareegtooyin Madaxweyne xilka qaadis iyo magacaabid ugu  sameeyey qaar ka mida ah golaha Wasiirada Somaliland,...

Somaliland oo shacabkeeda u diiday inay sanadkan tagaan Xajika +(SABAB!)

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa faray shacabka Somaliland in aanay sannadkan tagin Xajka oo ay niyeystaan. Mr Saylici ayaa sheegay, haddii...

Askari ka tirsan Booliska Somaliland oo toogasho ku dilay Haweeney da’ yar

Hargeysa (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Dil xalay ka dhacay Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo loo geystay Gabar kamid...

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 360 maxaabiista ku xiran Xabsiyada Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku...

Somaliland oo Digniin culus u dirtay DF Soomaaliya, kaddib markii…

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, oo Shir guddoominayay fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ...

Don't miss

Madaxda Hirshabeelle oo wada daddaal loogu dhisayo buundo cusub Deg. Buulo-burde

Buulo-burde (Halqaran.com) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladaha Hoose ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo lagu soo dhoweeyay dalka Ciraaq

Baqdaad  (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

RW Xamse oo Shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardargelinta la dagaallanka fikirka xagjirka

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane...

Munaasabada sanad guurada 53aad ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo lagu Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha...

Somali National Army kills 24 al-Shabaab fighters in operations

At least 26 al-Shabab fighters have been killed in...