Hargeysa
Somaliland oo war deg-deg ah ka soo saartay Doorashooyinka DF Somaliya
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Wasiirrada Somaliland Kulan ay Khamiista maanta ah yeesheen ayaa waxa ay War-murtiyeed ka soo saareen arrimaha doorashooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya...
DHAGEYSO: Hargeysa oo lagu qabtay dad faafinayay Diinta Kirishtaanka & Booliska...
Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen laba ruux oo ay sheegeen...
DHAGEYSO: M/weynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo si kulul ugu jawaabay hadalkii...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somalilnad, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadalkii uu Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo xalay sheegay ee...
DF Somaliya ‘‘Taiwan waxay ku soo xad-gudubtay Qarannimada JF Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay Safaarad maamulka Taiwan uu ka furtay Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.
War qoraal...
Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda dalka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu Jimcihii maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafdi uu hoggaaminayey Wakiilka Shiinaha u qaabilsan...
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo maanta tegay Hargeysa xilli ay jirto...
Hargeysa (Halqaran.com) – Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa Sabtidii maanta gaaray Magaalada Hargeysa, wuxuuna halkaasi kulamo kula leeyahay Madaxda Somaliland.
Socdaalka...









