Hargeysa
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo u ambabaxay Nairobi +(Ujeedka Safarkiisa)
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa, isaga oo kusii jeeda...
Somaliland oo ka hortimid Xilkii uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Yuusuf...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa si cad uga soo horjeesatay xilkii shalay Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu u Magacaabay Danjire Yuusf Garaad...
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey wasiirka...
Madaxweynaha Somaliland oo Hargeysa ku qaabilay Wafdi ka socda Taiwan
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniintii maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Taiwan ku leeyahay Somaliland, gaar ahaan caasimada Hargeysa,...
Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay R/wasaarihii hore Somaliya Maxamed Cumar...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday inuu aqbalay codsi uu u soo gudbiyay Maxamed Cumar Carte Qaalib...
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-564/102020 iyo JSL/XM/XKQ/222/1-562/102020 uu Xil ka qaadis...









