Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Wakiilka QM ee Somaliya ‘Swan‘ oo shaaca ka qaaday...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, James Swan ayaa golaha amaanka uga warbixiyay safarkii uu bishii...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Dil ka dhacay magaalada Hargeysa iyo Ninkii geystay oo ay...

Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamada Somaliland ayaa gacanta ku soo dhigay Nin toorey ku dilay qof shacab ah, sida uu xaqiijiyey taliyaha ciidanka booliska Somaliland. Taliyaha...
Jama Sh. Yusuf

DHAGEYSO: Wasiir ka tirsan Somaliland oo sheegay in uu fashilmay Muuse...

Hargeysa (Halqaran.com) - Saleebaan Cali Koore, oo wasiirka tamarta iyo biyaha maamulka Somaliland oo la hadlayey warbaahinta ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsan...
Ahmed Mohamed

Dhageyso: Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uga timid Seychelles,...

Hargeysa (Halqaran.com) - Dawladda Seychelles ayaa Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii burcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha Somaliland uu cafiska...
Jama Sh. Yusuf

DAAWO SAWIRRO: Odayaal dhaqameed ka tagay Muqdisho oo madaxweynaha Somaliland kula...

Hargeysa (Halqaran.com) – Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa ku qaabilay Odayaal dhaqameed ka yimid magaalada Muqdisho. Odayaal dhaqameedkan ayaa u...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis, ka dib wareegto ka soo baxday...