Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Dhageyso: Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay eedeyntii uga timid Seychelles, maxaa is-baddelay?

Hargeysa (Halqaran.com) – Dawladda Seychelles ayaa Somaliland ku eedeysay inay jabisay heshiiskii uga yaalay maxaabiistii burcad-badeedda ku eedeeysnaa ee todobaadkan Madaxweynaha Somaliland uu cafiska u fidiyey 19 maxbuuus.

Maxaabiistaas ayaa waxaa la keenay magaalada Muqdisho kadib markii odayaal ka tagay magaalada ay kala soo wareegeen maamulka Somaliland, hayeeshee Somaliland ayaa hadalka Dawladda Seychelles jawaab ka bixisay.

Cabdisamad Cumar Maal, garyaqaanka guud ee Somaliland ayaa waxaa uu faah-faahin ka bixiyay heshiiskii horay u dhexmaray Somaliland iyo Seychelles.

Garyaqaanka guud ee Somaliand ayaa ka jawaabay eedeyntii uga timid Seychelles.

Hoos ka dhageyso Jawaabta la siiyay Seychelles:

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...