Sunday, March 15, 2026
27.2 C
Mogadishu

Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 360 maxaabiista ku xiran...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto madaxweyne Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee ku...
Editor

Somaliland oo Digniin culus u dirtay DF Soomaaliya, kaddib markii…

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, oo Shir guddoominayay fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ...
Ahmed Mohamed

Faysal Cali Waraabe oo sharci darro ku tilmaamay heshiis ay Xildhibaanno...

Hargeysa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Xibsiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in uusan waxba ka jirin heshiis shalay magaalada...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Muuse Biixi ”Soomaaliya waa dowladda Kaliye ee adduunka aqoonsigeena diidan!”

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ku eedeeyay Madaxda DF ee Soomaaliya inay yihiin Cadawgooda koowaad, isla markaana dhibaato badan...
Ahmed Mohamed

Muuse Biixi Cabdi oo doorashada Somaliland kala hadlay guddoomiyeyaasha gobollada

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniiintii maanta kulan loogu diyaar garoobayo, laguna dardargelinayo doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee bartamaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo meel-mariyay xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu Arbacada maanta ku meel mariyey...