Saturday, April 11, 2026
29.7 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Hargeysa oo lagu qabtay dad faafinayay Diinta Kirishtaanka & Booliska Somaliland oo ka hadlay

Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya, in ciidanka booliska Somaliland ay gacanta ku soo dhigeen laba ruux oo ay sheegeen inay deegaannada Somaliland ku faafinayeen Diinta Kirishtaanka, kaddib howlgallo ay sameeyeen.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland, Gaashaanlle Sare Feysal Xiis Cilmi ayaa sheegay in labada qof ay ahaayeen dad ka baxay Diinta Islaamka, sidoo kalena dadka ku dhex faafinayay Diinta Kirishtaanka.

Gaashaanlle Feysal Xiis Cilmi ayaa sheegay in labada qof ay qabteen ay yihiin kuwo Qur’aanka Kariimka iyo Cilmiga kale ee Diinta kuwo si wanaagsan u yaqaaneeyn, islamarkaana ay u gudbiyeen Maxkamadda si sharciga caddaaladda loo marsiiyo.

Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland ayaa ugu baaqay dhammaan dadka ku nool deegaannada Somaliland inay ka feejignaadaan falalka noocaas oo kale ah cid allaala cidii aragtana booliska ay si deg deg ah ugu soo wargeliyaan.

Halka hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...