Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Kuwait oo ka Qeybqaadaneysa Gurmadka loo Fidinayo reer Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com)- Danjire Cabdullahi Maxammed Odowa oo ah Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kuwait oo uu horkacayo, ayaa kulan la qaatey Madaxda ugu...
DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay in dalka Kenya ay sanadkii 700 qof...
Nairobi (Halqaran.com) - Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska.
Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku...
WAR CUSUB: DF Soomaaliya oo Amarkii ugu cuslaa Abid dul dhigtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in dalka oo dhan uu Maamulkiisa leedahay Dowladda Federaalka...
XOG XASAASI + DHAGEYSO: Puntland oo u hanjabtay Universal TV, ‘‘Kicin...
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiirka Warfaafinta dowladda Puntland, Cali Xassan Axmed Sabareey oo maanta Warbaahinta kula hadlay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, ayaa jawaab ka...
XOG CUSUB: DF Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), wasiirka warfaafinta Dowladda Federaalka Soomaaliya oo BBC-da la hadlay ayaa beeniyay in Dowlada Soomaaliya ay ogeyd in...
XASAASI + DHAGEYSO: Sheekh Shaakir ‘‘Dadkii xorreeyay Galmudug uma baahna in...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ka hadlay xaaladihii u dambeeyey ee Galmudug iyo mad madowga soo...







