Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
SAWIRO-Wasiirka arrimaha dibedda Denmark oo yimid Muqdisho, lana kulmay R/W Kheyre
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wasiirka arrimaha dibadda Denmark, Jeppe Sebastian Kofod oo maanta booqasho ku yimid dalka ayaa yeeshay...
UPDATE: Maxaa ka jira in uu hirgalay heshiiskii ay wada-gaareen Puntland...
Boosaaso (Halqaran.com) – Muddo dheer kaddib, waxaa xalay magaalada Boosaaso ee Caasimada gobolka Bari ka baxday dooni sita Xoolo.
Dekadda Boosaaso ayaa waxaa xalay ka...
DAAWO SAWIRRO: Ururka Al-Shabaab oo soo bandhigay raggii weeraray xerada Balli-Doogle...
Balli-doogle (Halqaran.com) - Warbaahinta Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Askartii weerarka ku qaaday Xerada Ciidanka Mareykanka ee Balli-doogle 30-kii September, kadib dagaal qaraxyo ku...
DHAGEYSO WAREYSI: Madasha Xisbiyada Qaran oo $200,000 ugu deeqay gar-gaarka fatahaadaha
Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee mucaaradka Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay ku deeqeen lacago ay ku gargaarayana dadka ay saameeyene abaaraha.
Hadalka ay...
Shirka wada-tashiga hay’adda Jidadka Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhammeystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqeynta...
DAAWO VIDEO: Dr. Gaboose oo waxba u reeban Muuse Biixi, ‘isbaheysiga...
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo muddo dheer kadib Warbaahinta Talaadadii maanta kula hadlay...







