Monday, July 27, 2026
26.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG + DHAGEYSO: Taliyihii watay ciidamadii weeraray caawa xarunta Barlamaanka Puntland...

Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin cusub ka soo baxaysa israsaaseyntii caawa ka dhacay xarunta baarlamaanka Puntland ee magaalada Garoowe, waxaana ka hadlay mid ka...
Ahmed Mohamed

XASAASI + AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo kala eryay Wakiiladii ugu badnaa...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Eryay inta badan wakiiladii xukuumadda Somaliland u fadhiyay dalalka dibeda, isagoona kuwo cusubna u...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Israsaaseyn xooggan oo Caawa ka dhacday Garoowe, & Xiisad...

Garoowe (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in is rasaasayn xoogan ay caawa ka dhacday magaaladaasi,...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Maxaa ka jira in ciidamo Jubbaland ka goostay ay...

Gedo (Halqaran.com) – In ka badan 100 oo Askari oo ka tirsanaa ciidamada Darwaaiishta Jubbaland ayaa isu dhiibay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ku...
Weriye Ahmed Abdi

Faah-faahin cusub weerarkii Al-Shabaab ay ku qaaday Saldhiga Ciidanka Awdheegle &...

Awdheegle (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxeysa Khasaaraha ka dhashay dagaal Ciidamada dowladda iyo Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ku dhexmaray Degmada Awdheegle...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Waa goormee xilliga ay DF Soomaaliya qorsheysay inay bixiso shaatiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Bisha soo socota ku dhawaaqeysa bixinta shatigii ugu horeeyay ee ku saabsan shaminta Shidaalka iyo Gaaska ee...