Monday, July 27, 2026
26.7 C
Mogadishu

Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...
Business

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada? Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Gudoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo si kulul uga hadlay xil ka qaadistii...

  Garoowe (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo) ayaa sheegay in aysan “sharci ahayn” codkii maanta Baarlamanka ee xilka looga xayuubiyay. Cabdixakiin Dhoobo...
Editor

WAR DEG DEG: Gobolka Sanaag oo go’aan lama filaan ah ka...

Sanaag (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag, ayaa sheegaya in deegaano ka mid ah gobolkaasi looga dhawaaqay go’aanno looga soo horjeedo xil...
Editor

XOG XASAASI: Shariif Sh. Axmed oo ka digay qatarta weyn ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay qatar weyn ka soo socoto dhismaha Ciidamada qalabka sida, isagoo xusay in...
Weriye Ahmed Abdi

DEG DEG: Dhallinyaro Iska shaaheysay oo Caawa lagu laayay magaalada Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow caawa naga soo gaaraya Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in dhallinyaro lagu laayay Degmadaasi. Muddooyinkii dambe Degmada Kaxda...
Weriye Ahmed Abdi

Waa imise raggii maanta ay maxkamadda Puntland ay xukunka dil ah...

Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa maanta maxkamada Ciidamada Puntland, ay dil toogasho ah ku fulisay 5 nin oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Ahmed Mohamed

Guddiga doorashada guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo la doortay

Garoowe (Halqaran.com) - Kadib markii Khamiistii maanta Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland xilkii ay ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaasi, ayaa waxaa la magacaabay Guddiga doorashada Gudoomiyaha...