Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
XOG: Hoggaamiyeyaasha Waqooyi bari Kenya oo diiday natiijada tirakoobkii Kenya
Gaarisa (Halqaran.com) - Siyaasiyiinta gobolka Soomaalidu ay degto ee waqooyi bare Kenya, ayaa diiday natiijada laga soo saaray tirakoobkii dhawaan laga sameeyay dalka Kenya...
DAAWO SAWIRRO: Diyaarado gargaar sida oo maanta ka degay garoonka magaalada...
Baledweyne (Halqaran.com) - Laba diyaaradood oo gargaar u sida magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magalada Guriceel ee gobolka...
Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo Axmed madoowe Shir Gadoomiyay
kismaayo (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.
Wasaarada Haweenka ayaa...
Gumadka Gaaraya Beledweyne oo Wali Socda
Beledweyne (Halqaran.com)- Waxaa maalintii labaad Magaalada Beledweyne wali ka soconaya, gurmadka la gaarsiinayo Qoysaska ku sugan gudaha Magaaladaadsi, oo uu saameyn weyn ku yeeshay...
Gaddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo Xilkii laga Qaaday
Garoowe (Halqaran.com)- Xildhibaanada Baarlamanka maamulka Puntland oo maanta waxaa ay kulan ku yeesheen xarunta golaha wakiilada ee caasimadda Garoowe, waxaa ayna xilka...
XOG XASAASI: Puntland oo durba jabisay Amarkii ay DF Somaliya soo...
Garoowe (Halqaran.com) - Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan waxay soo saartay Amar ah in Maamul gobolleedyada aysan dalal Ajnabi ah Hoggaankooda la kulmi Karin...







