Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DF Somaliya oo xirtay Askar jir-dil u geystay Wariyeyaal, ‘Si aan...
Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow soo gaaray xafiiska warqabadka Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ciidamada booliska dowladda Federalka Soomaaliya ay xabsiga dhigeen laba Askari oo...
AKHRI: Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Taliyaha cusub ee Booliska
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magacaabay Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland, kadib markii uu geeriyooday Taliyihii Booliska Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland, Mudane,...
DAAWO SAWIRRO: Wasiirro lagu dhaariyay Madaxtooyada Garoowe +(Akhri magacyadooda)
Garoowe (Halqaran.com) - Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta iyo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada Puntland oo Loo Dhaariyey Xila Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waraafinta, Isgaarsiinta iyo...
Garoonka diyaaradaha Baledweyne oo xirmay & Xaaladihii ugu dambeeyay
Baledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya, in uu xirmay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baledweyne.
Waxaa sabab u...
UPDATE: Al-Shabaab oo ku sii siqaya magaalada Guriceel & Wararkii ugu...
Guriceel (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa gaaray deegaano hoos-tagga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, maalin uun ka dib markii ay la wareegeen Ciidamada...
Kullan dhaxmaray Safiirka Shiinaha iyo Wasiir Dowlaha Wasaarada waxbarashada...
Muqdisho (Halqaran.com)- Wasiir dowlaha Wasaarada Waxbarashada iyo Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya Mudane Cabdi Raxmaan Maxamuud Cabduulle Jaabir, ayaa Maanta kullan la...







