Monday, September 14, 2026
26.9 C
Mogadishu

Gumadka Gaaraya Beledweyne oo Wali Socda

Beledweyne (Halqaran.com)- Waxaa maalintii labaad Magaalada Beledweyne wali ka soconaya, gurmadka la gaarsiinayo Qoysaska ku sugan gudaha Magaaladaadsi, oo uu saameyn weyn ku yeeshay fatahaada wabiga shabeelle ee mara Beledweyne.

Gurmadkaan waxa uu ka yimid Shacabka ku nool Deegaanada maamulka Puntland, ayagoona shaleyna gaarsiiyay, in kabadan 60 qoys, kuwaasi oo ku nool xaafada Buunda weyn, ee magaalada Beledweyne.

Halka maanta qorsheynayaaan in kabadan 90 qoys ay gaarsiiyaan gurmakooda ku waasi oo ku nool xaafada kooshin ee magaaladaasi, fataahaada uu ka sameeya Wabiga Shabelle Magaalada Beledweyne ayaa waxa uu saameeyay dhamaan xaafada ay ka kooban tahay Magaalda.

Inkabda 60 kun oo qoys ayaa ka barakacay fatahaada wabiga shabeelle, ka sameeyay Magaalada Beledweyne, Dadkii ka barakacay ayaa haatan waxay hoy iyo cunta la aan ku heysataa, Ceeljaalle ee Duleedka magaalada Beledweyne, ee Gobolka Hiiraan

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...