Thursday, June 18, 2026
27.4 C
Mogadishu

Shirkii Golaha Wasiirada Jubbaland oo Axmed madoowe Shir Gadoomiyay

kismaayo (Halqaran.com)- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulanka Golaha Wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan.

Wasaarada Haweenka ayaa laga dhageystay, Xaalada haweenka jubbaland iyo shaqooyinka, la xariira hormarinta, haweenka ee wasaarada ay wado.

sido kale waxaa maanta Guddiga Dakhliga laga dhageystay, warbixin la xariirta hanaanka kobcinta, Dakhliga iyadoo guddigan laga sugayo Qorshaha Cusub,oo ah Hirgalinta iyo kobcinta dakhliga, kaas oo wax badan ka tari doono dhaqaalaha jubbaland.

Wasaarada macdanta iyo biyaha ayaa soo bandhigtay sida ay deegaanka Saamayn ugu yeelanayso dhagaxa dhulka laga qaado, taas oo qiimayn lagu samayn doono kadibana wasaarada ay go’aano cusub ka soo sari doonto.




Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...