Thursday, June 18, 2026
27.2 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Diyaarado gargaar sida oo maanta ka degay garoonka magaalada Guriceel

Baledweyne (Halqaran.com) – Laba diyaaradood oo gargaar u sida magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magalada Guriceel ee gobolka Galgaduud.

Gargaarka ayaa waxa la socday wasiirka boostada iyo isgarsiinta Xukuumadda Soomaaliya, mudane Cabdi Canshuur Xasan.

Deeqdaan ayaa lagu tala galay in la gaarsiiyo Shacabka ku dhibaateysan Magaalada Baledweyne ee ay saameeyeen Fatahaada Wabiga Shabeelle.

Sababta looga dejiyay Magaalada Guriceel ayaa ah in uu xiran yahay Garoonka Magaalada Baledweyne oo ay xireen roobab xooggan oo ka da’ay maalmihii ugu dambeeyay.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...