27.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Fatahaada wabiga Shabeelle

Fatahaada Wabiga Shabeelle oo goysay Buundada Warmaxan ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in Wabiga Shabeelle uu fatahaad ku sameeyay tuulooyin ka tirsan gobolkaasi. Waxaa lagu soo...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in fatahaado hor leh uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle qeybo ka mid ah magaalada...

DF Somaliya oo Digniin culus ka soo saartay Fatahaadda Wabiga Shabeelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta Musiibooyinka XF Soomaaliya ayaa soo saartay digniin la xiriirta fatahaada xoogan oo Wabiga Shabelle laga cabsi qabo...

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay cabsi laga qabo in uu fatahaad sameeyo Wabiga Shabeelle

Jowhar (Halqaran.com) – Kaddib markii saacadihii la soo dhaafay uu Roobka Guga ka da’ayay deegaano ka tirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa haatan soo...

DAAWO SAWIRRO: Diyaarado gargaar sida oo maanta ka degay garoonka magaalada Guriceel

Baledweyne (Halqaran.com) - Laba diyaaradood oo gargaar u sida magalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ka degay garoonka diyaaradaha magalada Guriceel ee gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda Baladweyne & Fatahaadda Wabiga

Baladweyne (Halqaran.com) - Xaalad adag ayaa wali ka taagan Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo Fatahaad ka sameeyay Wabiga Shabeellaha. Xaafado ka mid ah...

Haweeney la taliye u aheyd Madaxweyne Waare oo ku dhimatay dooni ku gadoontay Baladweyne

Baladweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haweeney La taliye u ahayd Madaxweynaha Hirshabelle, Maxamed Cabdi...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...