Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
Askari ka tirsan Ciidamada DF Somaliya oo Bajaajle ku dilay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah wadayaasha mooto bajaajta ee ka howlgala degmooyinka gobolka Banaadir ayaa xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.
Askari ka tirsan...
Nin Xil Qaaday Eed Qaad!
Maqaal (Halqaran.com) - Xil qabashadu waa dhib, cadow badana way kasabtaa. Saaxiibkaada maantana wuxuu noqon karaa cadowgaada berry.
Tusaale ahaa, Gudomiyihii Baarlamanka Puntland intii yarayd...
Sarkaal sare iyo Ciidamo ka tirsanaa Ahlusunna oo ku Biiray...
Dhuusamareeb (Halqaran.com)- Cabdul Daahir Rooble Cadde oo ahaa Taliye ciidan oo ka tirsanaa Ahlusunna, oo isku soo dhiibay ciidanka dawlada soomaaliya,asaga oo wata...
XOG XASAASI: JUBBALAND oo si lama filaan ah uga hadashay ciidankii...
Kisamayo (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay Ciidamo dhawaan sheegay in ay ka goosteen maamulka Jubbaland ayna...
DHAGEYSO WARBIXIN XIISO LEH: Guulaha Siyaasadeed ee Haweenka Soomaaliyeed ee dalka...
Minnesota (Halqaran.com) – Ilaa iyo dhowr qof oo haween Soomaaliyeed ah oo ay ugu horreyso Ilhaan Cumar oo xubin ka ah Aqalka Hoose ee...
DAAWO SAWIRRO: Sidee ugu suurta-gashay ITOOBIYA inay hesho xilka Xoghayaha fulinta...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Xoghayaha fulinta IGAD, xilkaas oo uu...







