Wararka Maanta

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?
Tan iyo markii Dowladdii Dhaxe ee ugu awooda badneyd dowladaha Soomaray dhulka Soomaaliyeed ay ku guuldareysatay dowladnimadeeda ,islama markaana...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid Cali
MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin Da’uud, kadib markii ay si qoto dheer...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...
DAAWO VIDEO: Cabdi-xakiin Dhoobo-Daareed oo markale ku celiyay inuu yahay guddoomiyaha...
Xingalool (Halqaran.com) – Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdi-xakiin Maxamed Axmed Dhoobo-Dareed oo dhawaan ay xilka ka qaadeen baarlamaanka Puntland ayaa Sabtidii galabta Shir jaraa’id...
DAAWO MUUQAAL XASAASI: ‘‘Puntland waa in la qabtaa Shirweyne dib u...
Garoowe (Halqaran.com) – Siyaasi Aadan Maxamed Cali oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland oo wareysi siiyay idaacadda Daljira ayaa ka dhawaajiyay arrimo xasaasi ah...
XOG CUSUB: Somaliland oo si cajiib ah uga hadashay xil ka...
Hargeysa (Halqaran.com) – Xukuumada Somaliland ayaa Sharci Darro Ku Tilmamaay Xilka Qaadistii Lagu Sameeyay Guddoomiyihii Barlamaanka Puntland Dhoobo-Daareed.
Wasiirka Wasaarada Biyaha Somaliland, Salebaan Cali Koore...
VIDEO: Kheyre oo Booqday Qoysaskii ka Barakacay Fatahaadaha Degmada Bardaale, gargaarna...
https://youtu.be/OntsPDm9p6M
Bardaale (Halqaran.com)- Ra'iisul Wasaraha Xakuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan cali kheyre oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay oo ay Fatahaaduhu saameeyeen asaga...
XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdullaahi Sheekh Xasan oo mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah...
RW Xasan Cali Kheyre oo Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay...
Bardaale (Halqaran.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xakuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Gaaray Degmada Bardaale ee Gobalka Baay,iyadoo halkaasi lagu soo dhaweeyay.
Wafdigaan...







