Saturday, January 17, 2026
27.9 C
Mogadishu

XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka ka jira oo Karbaashay Xasan Sheekh, Cosoble iyo Madasha Shariif Sh. Axmed !

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdullaahi Sheekh Xasan oo mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah magaalada Muqdisho kula yeeshay qaar ka mid ah xisbiyada, isagoona ka hadlay arrimo kala duwan iyo xaaladda siyaadda uu dalka marayo.

Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa sheegaya in xukuumadda Soomaaliya ku taageerayaan wixii wanaagsan oo ay qabatay oo ay ugu horreyso kordhinta mushaaraadka ciidamada.

Sidoo kale, wuxuu xusay, in aysan marnaba ciidamada qaranka shaqo ku laheyn wax siyaasad ah, isagoona wax laga xumaado ku tilmaamay qaar ka mid ah xisbiyadda madasha sameystay oo dhawaan faragelin toos ah ku sameeyay arrimaha ciidamada.

Halka hoose ka daawo Muuqaalka:

DAAWO MUUQAALLO KALE ,Sii Akhri Wararka Kale ee Maanta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...