Weerar
Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...
Ciidamada Israa’iil oo maanta markale weerar ku qaaday magaalada Jeniin
Jenin (Halqaran.com) – Ciidamada Israa’iil oo Arbacada maanta ah weerar ku qaaday magaalada Jeniin ayay waxay ku toogeen muwaadinin Falastiini ah oo halkaasi ku...
Khasaaro ka dhashay gantaallo ay Xamaas ku garaacday magaalada Tel Aviv...
Tel Aviv (Halqaran.com) - Xiisadda u dhaxeysa Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa sare usii kacday markii ay dagaalamayaasha Hamas boqolaal gantaal ku garaaceen Isreal, kuwaas...
Wasiir Xundubey “Dowladda uma qorsheysna inay weerarto Saadaq Joon”
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xunudbey Jimcaale oo xalay warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan qorshaha ugu jirin...
Qarax Khasaaro geystay oo lala eegtay ciidamo ka tirsan Kenya
Kenya (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa gaari ay la socdeen ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga dowladda Kenya oo qarax miino nooca...
UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera
Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...









