Tuesday, April 21, 2026
29 C
Mogadishu

Ciidamada Israa’iil oo maanta markale weerar ku qaaday magaalada Jeniin

Jenin (Halqaran.com) – Ciidamada Israa’iil oo Arbacada maanta ah weerar ku qaaday magaalada Jeniin ayay waxay ku toogeen muwaadinin Falastiini ah oo halkaasi ku sugnaa.

Agaasimaha Isbitaalka Khaliil Suleymaan ee magaalada Jeniin, Issaam Bakar, ayaa sheegay in wiil dhalilnyaro ah uu u dhintay Rasaas ay ku fureen ciidamada Yahuudda, intii uu socday iska horimaad subixii Arbacada maanta ah oo ka dhacay waqooyga magaaladaas.

Dad goob joogayaal ah ayaa sidoo kale u sheegay wakaalada wararka ee Anadol, in Ciidamada Israa’iil ay gudaha u galeen magaalada Jeniin, iyaga oo gudaha u galay dhowr Guri oo ay degenaayeen dad Falastiiniyiin ah, taasi oo keentay inuu halkaasi ka qarxo iska horimaad ay la galeen tobanaan dhalinyaro Falastiiniyiin ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...