Weerar
Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarkii Jimcihii lagu qaaday...
Salmosi (Halqaran.com) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antnio Goterres ayaa si kulul u cambaareeyay weerar lagu dilay 16 qof oo Jimcihii lagu qaaday...
UPDATE: Ciidamo ka tirsan Puntland oo bartamaha magaalada Boosaaso lagu qarxiyay
Boosaaso (Halqaran.com) – Qarax miino ayaa waxa uu maanta ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, sida ay dadka deegaanka u xaqiijiyeen Halqaran.com.
Wararka...
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo fashiliyay weerar rogaal celis oo ay...
Awdheegle (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa fashiliyay isku day weerar oo maleeshiyaadka al-Shabaab ay si rogaal celis ah ugu soo qaaday fariisinka cusub...
Update:Gudoomiyaha gobolka Togdheer oo la weeraray iyo rasaas badan oo …
Togdheer (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray gobolka Togdheer ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday guddoomiyaha gobolka Togdheer Xamse Maxamed Cabdi.
Guddoomiye Xamse ayaa...
Kalsooni intee la eg ayaa lagu qabi karaa baaritaanka NISA ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Tan iyo markii uu dhacay qaraxii Xarunta Dowladda Hoose Xamar ayaa waxaa jiray baaritaan ay wadeen hay’adaha amniga dalka, oo ay...
Weerar ismiidaamin ah oo Khasaare weyn geystay oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar ismiidaamin ahaa ayaa Arbacadii maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, iyadoo qaraxaasi laga maqlay qaybo badan oo...









