Monday, May 11, 2026
31.9 C
Mogadishu

Weerar

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

Ciidamada Israa’iil oo maanta markale weerar ku qaaday magaalada Jeniin

Jenin (Halqaran.com) – Ciidamada Israa’iil oo Arbacada maanta ah weerar ku qaaday magaalada Jeniin ayay waxay ku toogeen muwaadinin Falastiini ah oo halkaasi ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab shaacisay Magaca iyo Qabiilka sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii Jimcihii ee Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) -  Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday qabiilka iyo magaca shaqsigii ama sarkaalkii hoggaaminayay weerarkii ay ku dhinteen 26 ruux ee lagu qaaday...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo Ciidamo Kenyaan ku dhaawacay Laamu

Laamu (Halqaran.com) - Laba askari oo Kenyan ah ayaa ku dhaawacantay kaddib iska hor imaad hubeysan oo ciidamada booliska Kenya iyo dagaalyahanno Al-Shabaab ka...
Weriye Ahmed Abdi

Weerarkii Kismaayo oo la soo afjaray & tirada dadkii ku dhintay...

Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa lasoo afjaray weerarkii lagu qaaday Hoteelka Cas-casey ee Magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland. Maleeshiyaadka ka tirsan Al-Shabaab...