Weerar
Al-Shabaab oo ka hadashay sababta ay u dileen Gen. Galaal
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay in bartilmaameedka koowaad ee weerarkii lagu qaaday Hoteel Afrik uu ahaa General Maxamed Nuur Galaal oo ka...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...
Nin Soomaali oo ‘wax caddeyn ah’ lagu waayay inuu ku lug...
Nairobi (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya, in la la’yahay Liibaan Cabdullaahi oo ka mid ahaa Saddex nin oo...
Guddoomiyihii & Taliyihii booliska Goofgaduud oo lagu dilay Qarax & Wararkii...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Warar cusub oo ka soo baxaya weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan...
Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay weerarkii Al-Shabaab ee Elite...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u Cambaareeyay Weerarkii qaraxa ku bilowday ee gelinkii dambe shalay Al-Shabaab ay ku...
Al-Shabaab oo weerar Khasaare geystay ku qaaday deegaanka Goofgaduud ee gobolka...
Goofgaduud (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar isugu jiray qarax Ismiidamin iyo dagaal toos ah oo Al-Shabaab ay ku qaadeen Xero...









