Wednesday, January 21, 2026
25.1 C
Mogadishu

Weerar

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

Ciidamada Israa’iil oo maanta markale weerar ku qaaday magaalada Jeniin

Jenin (Halqaran.com) – Ciidamada Israa’iil oo Arbacada maanta ah weerar ku qaaday magaalada Jeniin ayay waxay ku toogeen muwaadinin Falastiini ah oo halkaasi ku...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Mareykanka oo duqeyn culus ka geystay Jilib & carruur ku...

Jilib (Halqaran.com) – Diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha wadin ayaa galabta duqeyn culus ka geystay Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe, taasoo sababtay dhimashada...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay weerarkii ay Al-Shabaab ku qaaday Saldhig ciidanka Milateriga...

Baladweyne (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Shabaab ayaa xalay weeraray Saldhig Ciidamada Militariga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Weerarkaan...
Ahmed Mohamed

AKHRISO: DF Soomaaliya oo cambaareysay weerar Gantaallo ah oo lagu qaaday...

Muqdisho (Halqaran.com) - War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerar Gantaallo loo adeegsaday oo Kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ka geysteen...
Ahmed Mohamed

Al-Shabaab oo weerar khasaare geystay ku qaaday bar-kontorool oo ku taalla...

Afgooye (Halqaran.com) – Sida wararka nagu soo gaarayaan, Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday bar koontorool oo Ciidamo ka tirsan Dowladda ka ilaaliyaan degmada...
Weriye Ahmed Abdi

XASAASI + DAAWO VIDEO: Mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada dalka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Cabdullaahi Sheekh Xasan oo mid ka mid ah hoggaanka Xisbiyada siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya ayaa maanta kulan muhiim ah...
Ahmed Mohamed

Mareykanka: Al-Shabaab 20% ayay maamulaan dhulka Soomaaliya

Washington (Halqaran.com) - Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in maleeshiyaadka Al-Shabaab ay 20% ka maamulaan dhulka Soomaaliya. Agaasimaha Xiriirka dadweynaha Taliska Mareykanka ee Afrika Chris Karns,...